Mail List
Khayrfale Login
Nala Soo Xiriir


Akhbaar
Maalintii jimcaha ahayd 28/11/2008 waxay Hay'adda Kafaalo kuqabatay magaalada Oslo goobta Oslo Kongressenter aqoon kororsi (seminar) loogu magac daray muhiimadda ay leedahay kashaqaynta hawlaha samafalka ee Soomaaliya. Sii akhri
 
Tirada Martida: 2864 - Update ugu danbeeyay: 29-11-2008
Halkaan waxan kusoo gudbinaynaa warbixintii Zakatul-fitrigii sanadka 1429/2008.
Sii akhri
 
Tirada Martida: 1889 - Update ugu danbeeyay: 23-11-2008
Gabdhaha Soomaliyeed ee kunool magaalooyinka Amersfoort iyo Soest ee wadanka Holland ayaa gacan lixaad leh ka gaystay, abaaraha iyo barakaca kajira Soomaliya. Gabdhahaas muslimiinta ah oo wadashaqayn la sameeyay Hay?adda Kafaalo oo arimahaan khibrad dheer uleh. Waxaana kaalmadaas la gaarsiiyay markaan gobolada Shabeelada Hoose.
Sii akhri
 
Tirada Martida: 2092 - Update ugu danbeeyay: 28-07-2008
Koontooyin
Kafaalo Magazine-2014 Kafaalo Magazine-2013
Denmark - Danske Bank
 Account No.
1551-3719190960
International
 Account No.
IBAN: NO2350830661694 SWIFT Code: DNBANOKKXXX Bank name: DNBNOR
Norway - Postbanken
 Account No.
0539 4647804
Swedbank
 90 konto Sverige
BG 900-2999
Sweden - Swedbank
 Account No.
8327-9,904 132 956-7
          

          

90-konto - en garanti click her.