Mail List
Khayrfale Login
Nala Soo Xiriir


Akhbaar
Maalintii sabtiga 24.11.12 ayaa seminar lagu qabtay hotel-ka Voksenåsen Kultur og Konferansehotell. Goobtaan ayaa waxaa iskugu yimid wasiirka Horumarinta Caalamiga Noway Heikki Holmås, cilmi-baarayaal ka socda NUPI....... Sii akhri
 
Tirada Martida: 2248 - Update ugu danbeeyay: 26-11-2012
Hay’adda Kafaalo ayaa waxay u qaybisay raashid isugu jira bur, salaadi, timir iyo bariis tiro kudhow 400 qoys oo kusugan xerada loo yaqaan New Shabelle Camp ee magaalada Bosaso. Sii akhri
 
Tirada Martida: 2366 - Update ugu danbeeyay: 19-11-2012
Hay’adda Kafaalo ayaa waxay kaqayb gashay shir ay ku kulmaan “Svensk-Somaliska Akademikernas Forum” oo kadhacay magaalada Stockholm, taarikhdu markii ay aheyd 05.11.12. Forumka ayaa ahaa mid ay ku kulmaan aqoonyahano, mufakiriin, qorayaal, xirfado-yaqaano iyo waxgarad Soomaaliyeed oo iskugu jira dhalinyaro iyo odayaal. Sii akhri
 
Tirada Martida: 2696 - Update ugu danbeeyay: 11-11-2012
Taarikhdu markii ay aheyd maalintii 10aad ee bisha Octobar, looguna yeero maalintii Dhimirka ee Caalamka ayay Kafaalo waxay gaarsiisay caawimaad Cusbitaalka Dhimirka ee magaalada Gaalkacyo. Sii akhri
 
Tirada Martida: 1802 - Update ugu danbeeyay: 10-10-2012
Maalintii jimcaha 05.10.12 ayay Kafaalo Sweden soo abaabushay Conference kadhacay Folkets Hus Hammarkullan ee magaalada Gøteborg dalka Sweden. Sii akhri
 
Tirada Martida: 1913 - Update ugu danbeeyay: 08-10-2012
Kafaalo Sweden waxay yeelatay 90-konto. Accountigaan loo yaqaan 90-konto waa mid hoos imaanaya waaxda Swedish Fundraising Control (Svenska Insamlingskontroll) oo waax hubisa in lacagaha la uruuriyo loo isticmaalo sida loo uruurshay. Sii akhri
 
Tirada Martida: 1813 - Update ugu danbeeyay: 20-09-2012
Koontooyin
Kafaalo Magazine-2014 Kafaalo Magazine-2013
Denmark - Danske Bank
 Account No.
1551-3719190960
International
 Account No.
IBAN: NO2350830661694 SWIFT Code: DNBANOKKXXX Bank name: DNBNOR
Norway - Postbanken
 Account No.
0539 4647804
Swedbank
 90 konto Sverige
BG 900-2999
Sweden - Swedbank
 Account No.
8327-9,904 132 956-7
          

          

90-konto - en garanti click her.