Mail List
Khayrfale Login
Nala Soo Xiriir


Akhbaar
Waxaan dhamaan khayrfalayaasha Kafaalo ku wargelinaynaa in Kafaalo loo asixiyay inay u dalban karto khayrfalayaasheeda in loogasoo celiyo canshurta lacagaha ay ugu deeqaan Kafaalo sanad walba (gavefradrasordning). Sii akhri
 
Tirada Martida: 5430 - Update ugu danbeeyay: 12-12-2013
Sida ay dad badan la socdaanba waxaa qeyb kamid ah gobolada Bari iyo Nugaal ee Puntland ku habsaday musiibo xaalad bani aadamnimo oo daran sababay kadib markii degaanadaasi ay ka da’een roobab lixaad leh oo ay wehliyeen dabeylo xooggan. Sii akhri
 
Tirada Martida: 4263 - Update ugu danbeeyay: 13-11-2013
Kafaalo ayaa bishan kawadda kulamo magaalooyinka Gothenburg iyo Flen ee Sweden, iyadoo hadafku yahay wacyi gelin iyo warbixino isku jira. Waxaana kasoo qayb galay bulsho-weynta Soomaaliyeed oo isku dhafan iyo culimo kasocda dhinacyo kala duwan. Sii akhri
 
Tirada Martida: 2545 - Update ugu danbeeyay: 17-10-2013
Maalintii sabtiga 11 May 2013 ayaa waxay Kafaalo ka qayb gashay shir dhacay magaalada Bergen caasumadda 2aad ee Norway. Shirkaas oo ay iskugu yimaadeen waxgaradka, aqoonyahanada, odayaasha, dumarka iyo dhalinyarada jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladaas. Sii akhri
 
Tirada Martida: 2316 - Update ugu danbeeyay: 11-05-2013
Kafaalo Magazine 2013 wuu soo baxay, waxyaalo dhawr ah ayuuna kaga duwan yahay midkii 2012. Waxyaalahaas waxaa kamid ah meesha uu midkii hore xoogga saarayay Soomalida Yurub, wuxuu magazine-ka 2013 xoogga saarayaa mawduucyo wada khuseeya dadka Soomaaliyeed dhamaan meel walba oo ay joogaan. Sii akhri
 
Tirada Martida: 3088 - Update ugu danbeeyay: 07-02-2013
Kafaalo waxay sanadkan 2012 sii waday Mashruuca Isku-Filnaasho Gaarsiinta (MIG). Waxay sanadkaan ka fulisay gobolka Awdal, degmada Boorame. MIG waxaa ka faa’iidaystay shan qoys oo ka kooban 31 ruux. Qoysaskaas waxaa loo maalgaliyay gacansiyo yaryar oo kala ah dukaamo dhar, cunto, khudaar iyo daawooyin. Sii akhri
 
Tirada Martida: 2707 - Update ugu danbeeyay: 04-12-2012
Koontooyin
Kafaalo Magazine-2014 Kafaalo Magazine-2013
Denmark - Danske Bank
 Account No.
1551-3719190960
International
 Account No.
IBAN: NO2350830661694 SWIFT Code: DNBANOKKXXX Bank name: DNBNOR
Norway - Postbanken
 Account No.
0539 4647804
Swedbank
 90 konto Sverige
BG 900-2999
Sweden - Swedbank
 Account No.
8327-9,904 132 956-7
          

          

90-konto - en garanti click her.