Mail List
Khayrfale Login
Nala Soo Xiriir
Akhbaar
|
Kafaalo halkaan kusoo bandhigaysaa filim kooban oo kawarbixinaya sida ay wax uga qabteen Kafaalo iyo ururada/maraakizta lashaqeeyay. Sii akhri
|
Tirada Martida: 938 - Update ugu danbeeyay: 18-12-2011
|
MIG hadda wuu soo afjarmay, waxaana looga faa’iideeyay 147 qoys oo ka kooban 224 agoon ah. Miizaaniyadda kubaxday MIG waxay noqotay $85000 (Sideetan & shan kun dollarka Maraykanka). Mashaaricda qoysaskaas loo maalgeliyay waxay iskugu jireen. Sii akhri
|
Tirada Martida: 1266 - Update ugu danbeeyay: 19-11-2011
|
Bishii Ramadaan waxay Hay’adda Kafaalo ugu hawl gashay aafadii abaaraha kharash kudhow 1,000,000 kroner (hal malyan oo kroner). Waxayna raashin u qaybisay toban kun oo qoys oo ku kala firirsan 16 goobood. Sii akhri
|
Tirada Martida: 2855 - Update ugu danbeeyay: 09-09-2011
|
Hay'adda Kafaalo waxay u tahniyadaynaysaa munaasabadda Ciidul Fitriga guud ahaan umadda muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaliyeed iyo Khayrfalayaasha Kafaalo. Sii akhri
|
Tirada Martida: 1071 - Update ugu danbeeyay: 28-08-2011
|
Ayadoo ay sii kordhaayaso tirada abaaruhu wax yeeleeyeen,goob kasta oo aad tagtana aad isleedahay halkan ayaa ugu daran,ayey Hay’adda Kafaalo sidii warbixinteedii 1aadba ku soo gudbinay waxay hawlaheedii gurmada abaaraha maalmahan ka waday gobolada Baay iyo Bakool.
Sii akhri |
Tirada Martida: 1443 - Update ugu danbeeyay: 25-08-2011
|
Hay’adda Kafaalo waxay hawlo gurmad raashin qaybin ah ay ka sameeysay degaano ka tirsan degmada Baardheere ee gobolka Gedo iyo degaanka KM50 ee ku dhow degmada Afgooye gobolka SH/Hoose . Degaamadan oo lagu tiriyo meelaha ugu darnaa xagga tirokoobka iyo warbixinada caalamiga. Sii akhri
|
Tirada Martida: 2430 - Update ugu danbeeyay: 13-08-2011
Koontooyin
Denmark - Danske Bank
Account No. 1551-3719190960
International
Account No. IBAN: NO2350830661694 SWIFT Code: DNBANOK Bank name: DNBNOR
Norway - Postbanken
Account No. 0539 4647804
Sweden - Swedbank
Account No. 8327-9,904 132 956-7
Copyright © 2010 - Kafaalo - Org.no: 888682112
Norway (+47) 21 64 68 15 ama 21 64 68 16
Sweden (+46) 850 383 272 - Denmark: (+45) 46 99 098 4
Norway (+47) 21 64 68 15 ama 21 64 68 16
Sweden (+46) 850 383 272 - Denmark: (+45) 46 99 098 4
Visits: 135788 | :::::

