Mail List
Khayrfale Login
Nala Soo Xiriir


Xafladda Soo Dhaweynta Sanad Dusgiyeedka Ardayda KSG
Waxaa soo dhaweynaynaa 5-6 jirada Kafaalo Schools Ganaane (KSG) ee sanadkan u furmayo sanad dugisiyeed cusub. KSG waxay sanad walba ardayda udhigtaa xaflad soo dhaweyn oo lagu dhiiragelinayo iyaga, kuwa joogay iyo waalidkoodba, furaha waxbarashada. Waxaa xafladda kasoo qayb galay Maamulka & macalimiinta KSG, waalidiinta, ardayda oo dhan iyo maamul heer gobal.

Sanad dugsiyeedkaan 2014 – 2015 waxay ardayda KSG gaareen 672 arday iyo 19 fasal. Arintaan oo ah mid kafarxinaysa ardayda, waalidiinta, bahda Kafaalo & Kheyrfalayaasheeda & cid walba oo si xeeldheer u fahansan qiimaha waxbarashada.
 
Tirada Martida: 3242 - Update ugu danbeeyay: 21-08-2014
Xafladda KSG 2014